Qormadani waa turjumaada af-Soomaliga ah ee Kitaabka Abi-Ahujaac.
Currinta qormadu waxay ku timid, markii aanu ogaanay in Af-Carabigu yahay, waxa kaliya ee ka hortaagan dadku in ay diinta bartaan, Sidaa awgeed, baa afkeena hooyo aanu u rognay mid kamid ah qormooyinka ugu waxtarka badan, si looga faa’iidaysto.